Madaxweyne Farmaajo oo Shaaciyay in uu tanaasulay xili shirkii Muqdisho lagu kala tagi rabay

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo caawa hadal ka jeediyay Munaasabad casho sharaf iyo sagootin   loo sameenayay Madaxda maamul goboleedyada ayaa ka hadlay sababta uu uga tanaasulay doorashadii uu ku dhegnaa ee qof iyo cod. Waxa uu sheegay Madaxweynahs in tanaasul badan sameeyay intii uu shirka uga socday Muqdisho isaga iyo Madaxda Dowlad … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Shaaciyay in uu tanaasulay xili shirkii Muqdisho lagu kala tagi rabay